Tuesday, September 2nd, 2014

Qiso jaceyl oo ku dayasho Mudan.

Published on March 26, 2013 by   ·   No Comments

Qiso-Jaceyl.333Qiso Jaceyl misana mujdan in lagu daydo ayaa saacado kahor waxa ay soo gaartay
Xafiiska warqabadka dhacdocusub.com iyadoona kolkaan qiimeeynay noqotay mid bulshada loo bandhigo karo.
Inkastoo Aadanaha Koonkan Saaran uu Alle Qofba Dabeecad u Hibeeyay, Hadana Waxaan dhihi Karnaa Waa
ay Yartahay Dadka Kasoo Qaadka leh ee Alle Ku Galadeystay, Ixtiram, Qadarin, Asluub Wanaag, iyo
Dabeecadba, Sababtoo ah Sida ey Faraha u Kala Dheer Yihiin ayeey Dabeecada Bini,adamkana u sineyn.
QalbiBisho Waa Gabar Ka mid ah Hablaha Ku Nool Magaalada Muqdisho, inkastoo Da,da 20-ka aysan u
Buuxsamin hadane Waxa La Dhihi Karnaa Waa Gabar Alle u Dhameeyay Bini,adam Wixi Loogu Tala Galay.
inantan Waxa ay Jaceyl Daran isu qaadeen Wiil Asaageed ahaa oo isna Ka Mid Ahaa Raga Qurbaha Ku Nool.
Lamaanayashan Ayaa La Sheegay Inuusan Wax Qilaaf ah Soo Kala Dhex Galin, Waana Dad Isaga Wanaagsan
Dadka Intiisa Kale.
Lamaanayaashan Fariima Dhaxal Gal ah oo Laga Helay ayaa Waxaa Ka Mid ahaa ereya ey ku Korin Jireen
Jacaylkooda, Waxaana Ka Mid ahaa:- QalbiBisho, QalbiBille, Qalbi U roon, Qalbi u Roone, iyo Ereya Kale
oo aan Halkaan Kusoo Koobi Karin.

Readers Comments (0)



WARARKA

golahawasiirada

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay aragtidooda ku aadan Aqoonsigii Maamulka Koonfur Galbeed

June 25, 2014
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey ...
TARTAN-QURAAN2

Madarasada Xifdul Quraan Online oo Bishaaro qiimo badan u sida Qurbo joogta meel kasto ay Dunida ka joogaan

June 25, 2014
Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka eebe inay kuu bilawday fasalo cusub, si ...
mmm

Daawo Muuqaal “Gabadhii go’aansatay in ay is disho kadib markii ay u adkeesan weysay dhibaatada Soomaaliya ka taagan!!

June 24, 2014
Gabar dhalinyaro ah oo u dhalatey dalkaas Azerbaijan ayaa waxaa la sheegay inay damacday inay is disho oo ...
kg_2

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku faraxsan in ay maanta guuleesatay Siyaasadiisii Koonfur Galbeed(Daawo Sawir)

June 23, 2014
Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya horeyna usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladii KMG ayaa ...
kg_9

Daawo Sawirada Dowlada Somalia oo heshiis kala dhax dhigtay Maamuladii is diidanaa ee Baydhabo looga dhawaaqay

June 23, 2014
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,iyadoona Munaasabad ka dhacday ...
cameey

Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Camay oo Soo Gaba gabeeyay Tartankii 7-aad ee kubadda Cagta Gobolada Puntland.

June 23, 2014
Madaxwayne Ku Xigeenka Dowlada Puntland ahna Siihayaha Xilka Madaxwaynaha Dowlada Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar Camay ayaa galinkii ...
cc

Madaxweynaha Kenya oo Beesha caalamka ugu baaqay in Kenya ay ka caawiso xasilinta Somalia(video)

June 22, 2014
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa baaq u diray Beesha caalamka isagoo ka codsaday in Beesha caalamku taageerto ...
xisbiga_tayo_holand_5

Daawo Sawirada “Farmaajo oo taageerayaashiisa Xisbiga Tayo kula hadlay Magaalada Denhaag ee dalka Holland

June 22, 2014
Taageerayaasha Xisbiga Siyaasiga ah ee Tayo ee hogaamiya Ra’iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan kula ...
galkacyo

Waraysi: Weerar Lagu qaaday ciidanka Maamulka P/land & Khasaaraha (maqal)

June 21, 2014
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Bar Koontorool oo ciidamada maamulka Puntland ay ku ...
SHIBLI

Daawo: Gabadh waydiisay Sheekh Shibli “Sino horay ay samaysay In ninkeeda ay ka qariso & In kale “Muxu ugu jawaabay

June 21, 2014
Barnaamijka kabaxa Tv-ga Somali channel ee Kulanka Shibli ayaa bulshada soomaliyeed ay kusoo bandhigaan Su’aalo badan oo ka ...