Thursday, August 21st, 2014

Haweeney Soomaaliyeed oo la kufsaday hadana toorey qoorta looga jaray .

Published on April 15, 2013 by   ·   No Comments

Haweeney Soomaaliyeed ayaa kooxa Tooreey iyo budad ku hubeysan ayaa waxa ay ku xoogeen kadibna ku dileen degmada Walaweyn ee gobalka Sh/ hoose.

Wararka laga helaayo gobalka Shabeelada Hoose ayaa waxa ay shegayaan in arintaasi waxshnimada leh ay ka dhacday baadiyaha Walaweyn iyada oo haweenta falka waxashinimada leh lagula kacay ay lajirtay Rati.

Lama sheegin kooxda falkaani fulisay inta ay la’ekaayen iyo halka ay ka soo jeedaan iyada oo haweenta madaxweeda baarka loo saarary kadib makii lafara xumeeyay lasheegay in ay aheyd hooya koox caruura leh.

Iyada oo ay dowlada Soomaaliya iyo Culimada Soomaaliyd sheegeen in ay xukun dil ah uu ka yaallo kufsiga haweenka iyo dilka intaba ayaa waxa ay arintaani qeyb ka tahay denbiyada ka dhacaya dalka ee aan aheyn kuwa lagu farxo.

Readers Comments (0)



WARARKA

TARTAN-QURAAN2

Madarasada Xifdul Quraan Online oo Bishaaro qiimo badan u sida Qurbo joogta meel kasto ay Dunida ka joogaan

June 25, 2014
Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka eebe inay kuu bilawday fasalo cusub, si ...
mmm

Daawo Muuqaal “Gabadhii go’aansatay in ay is disho kadib markii ay u adkeesan weysay dhibaatada Soomaaliya ka taagan!!

June 24, 2014
Gabar dhalinyaro ah oo u dhalatey dalkaas Azerbaijan ayaa waxaa la sheegay inay damacday inay is disho oo ...
kg_2

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku faraxsan in ay maanta guuleesatay Siyaasadiisii Koonfur Galbeed(Daawo Sawir)

June 23, 2014
Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya horeyna usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladii KMG ayaa ...
kg_9

Daawo Sawirada Dowlada Somalia oo heshiis kala dhax dhigtay Maamuladii is diidanaa ee Baydhabo looga dhawaaqay

June 23, 2014
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,iyadoona Munaasabad ka dhacday ...
cameey

Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Camay oo Soo Gaba gabeeyay Tartankii 7-aad ee kubadda Cagta Gobolada Puntland.

June 23, 2014
Madaxwayne Ku Xigeenka Dowlada Puntland ahna Siihayaha Xilka Madaxwaynaha Dowlada Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar Camay ayaa galinkii ...
cc

Madaxweynaha Kenya oo Beesha caalamka ugu baaqay in Kenya ay ka caawiso xasilinta Somalia(video)

June 22, 2014
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa baaq u diray Beesha caalamka isagoo ka codsaday in Beesha caalamku taageerto ...
xisbiga_tayo_holand_5

Daawo Sawirada “Farmaajo oo taageerayaashiisa Xisbiga Tayo kula hadlay Magaalada Denhaag ee dalka Holland

June 22, 2014
Taageerayaasha Xisbiga Siyaasiga ah ee Tayo ee hogaamiya Ra’iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan kula ...
galkacyo

Waraysi: Weerar Lagu qaaday ciidanka Maamulka P/land & Khasaaraha (maqal)

June 21, 2014
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Bar Koontorool oo ciidamada maamulka Puntland ay ku ...
SHIBLI

Daawo: Gabadh waydiisay Sheekh Shibli “Sino horay ay samaysay In ninkeeda ay ka qariso & In kale “Muxu ugu jawaabay

June 21, 2014
Barnaamijka kabaxa Tv-ga Somali channel ee Kulanka Shibli ayaa bulshada soomaliyeed ay kusoo bandhigaan Su’aalo badan oo ka ...
welcome_ramadhan1

Isku diyaarinta iyo soo dhoweynta bisha barakaysan ee Ramadaan (Qaybta Kowaad)

June 20, 2014
Waxaa innagu soo aaddan bishii barakaysnayd ee ramadaan,waxaana Allah ka baryaynaa in khayrka bishaas laga helayo aan ka ...