Thursday, April 24th, 2014

Dowladda oo markii ugu horeysay xukun dil ah ku fulisay nin Al Shabaab ka tirsanaa

Published on August 17, 2013 by   ·   No Comments

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda
Soomaaliya, ayaa waxay markii ugu horeysay ay xukun dil
toogasho ah ku fulisay mid kamid ah dagaalyahanada Al
Shabaab, xilli uu dil ka geystay Magaalada Muqdisho.
Gacan ku dhiiglaha ayaa wuxuu bishii September ee sanadkii
hore uu Magaalada Muqdisho uu ku dilay Allaha u
naxariistee Wariye Xasan Yuusuf Absuge, oo ka hawlgali
jiray Radio Maanta.
Gacan ku dhiiglaha oo lagu magacaabi jiray Aadan Cabdi
Xuseen, ayaa waxaa saakay lagu toogtay tiirka General
Kaahiye, oo ay dadka qaarkii u garanayaan Dugsigii
tababarka Booliska ee School Polizio.
Aadan Cabdi Xuseen ayaa wuxuu qirtay in uu geystay dilka Wariye Xasan Yuusuf Absuge, isla-markaana uu ka tirsanaa sida uu qirtay dagaalyahanada Ururka Al Shabaab.
Ninka la dilay ayaa waxaa horey loola soo xiray nin kaloo lagu magacaabo Cabdi Xasan Dhuxulow, markii lala xiriiriyay
in uu ku lug lahaa dilka Wariye Absuge, laakiin wax dambi ah markii lagu waayay ayaa dib loo sii daayay.
Dilkaan ayaa wuxuu noqonayaa midkii ugu horeeyay oo lagu fuliyo nin dilay mid kamid ah Suxufiyiinta Somaliyeed, haddii
si kalana loo dhigo wuxuu noqonayaa ninkii ugu horeeyay ee Shabaab ka tirsan, oo la geeyo tiirka School Polizio.

Readers Comments (0)



WARARKA

gabadh-daawo kufsi

Daawo Video: Dalka maraykanka Gabar Somaliyeed Oo Macalinkeedii Fal xun Ku Sameeyay & Xiisad cirka gashay (Video)

April 23, 2014
Gabar yar oo Soomaali ah oo xanuunsan oo ku nool dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu jirdil ...
daawo-digniin

Video: Horn cable Tv maamulka Somaliland Oo Mar kale Argagax Ku riday maamulka puntland Iyo Hanjabaad Cusub ! (Daawo)

April 23, 2014
Xiisad xoogan ayaa ka dhalatay kadib markii maamulka Puntland uu sheegtay inay usoo goosteen Ciidamo ka tirsanaa maamulka ...
dadka walan

Daawo Daawo idaacada dadka waalan qosol badanaa

April 23, 2014
halkan ka daawo
raaxo guur

xaaska ma banaantahay in farjiga laga leefo daawo video

April 23, 2014
halkan ka daawo
sixirdd

Daawo Sixir qaab waalan loo sameeynaayo

April 23, 2014
halkan ka daawo
BURUNDI-PREZ10

Madaxweyne Xasan oo Muqdisho kusoo dhaweeyay madaxweynaha dalka Burundi

April 22, 2014
Madaxweyne Xasan: “Ciidanka ‎Burundi‬ ee AMISOM waxey kaalin muhiim ah ka qaateen horumarka isbedelka Somalia‬.” Mogadishu‬, 22 April 2014. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
daawo-muuqaalka vvvvvvv

Deg deg Ah: S/land oo Beenisay Ciidankii Isku dhiibay maamulka P/land, Cadaynta Muuqaal-Laga Duubay ! (Maxay Wataan)

April 22, 2014
Maamulka Somaliland ayaa beeniyay war ka soo baxay maamulka Puntland, kaasoo ahaa in ciidamo iyo gaadid dagaal oo ka ...
calibabaaa

Daawo: Hodan C/raxmaan oo Laga daba Dhacay markay ku heestay xijaab (Video)

April 22, 2014
Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa muuqaalka Heesta Xijaab Iyo Codkii Fanaanada  Hodan Cabdiraxmaan Oo Waliba Xijaaban iyo Quruxda iyo Shacniga ...
cali baba

Dhegeyso VOA: Masuul katirsan Dawlada & Laba Qof oo la Gowracay & Al-shabaab Oo Qabsaday Xarun Ciidan (Faah Faahin)

April 22, 2014
Wararka saakay naga soo gaaraya degmada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in halkaas lagu arkay meydadka seddax qof ...
44376_230531830412768_1670962209_n

Ahmiyadda uu leeyahay waqtiga /QORE : ABDINASIR SHARIIF AHMED

April 22, 2014
Ahmiyadda uu leeyahay waqtiga Asc walaala soomaliyeed salan qali ah kadib waxan jecleystay inad ila wadagtan mowduuc dhamaanten ...