Sunday, April 20th, 2014

DHAGAYSO: C/Wali Gaas: “Waxaan Jeclahay inaan Noqdo Madaxweynaha Puntland”

Published on September 17, 2013 by   ·   No Comments

 

Musharax Cabdiwali Cali Gaas oo Horey Raiisul Wasaare ugaso Ahaa Xukumadii KMG ahy ayaa Shegay in u jeclaan Lahaa inu Mar un arko isagoo Madaxweyne ka ah Maamulka Puntland.

Wuxuu shegay in uu ad ugu Raja Weyn yahay in lo Doorto Madaxweynaha Puntland isagoo shegay in waxbadan uu Dalka ka Qaban Doono Mar Hadii lo Dooro Madaxeynaha Maamulka Puntland

RIIX HALKAN: DHAGAYSO CODKA C/WALI GAAS

C/Raxmaan Faroole ayaa kamid ah musharaxiinta utaagan xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland, waxaana loolan xoogan uu kala kulmayaa Ra’isul Wasaarihii hore Dr Gaas.

 

Readers Comments (0)



WARARKA

kirda

Dhegayso: Maxaa kasoo Kordhay Taleex, Diyaar garow & Wufuud kusoo Wajahan

April 19, 2014
Wararka maanta  ka imanaya Magaalada Taleex ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa ku ...
kir

Dhegayso: Wasiirka Madaxtoyada S/land Oo Reer Puntland si xun ubahdilay, Anigu ma caytamo, Mana Argagaxo (Fadeexad)

April 19, 2014
Wasiirka Madaxtooyada maamulka Somaliland Xirsi Gaab ayaa  Si xoogan Weerar ugu Qaaday maamulka Punltnad, Wuxuuna ku Sifeey Kuwa ...
Mona-Walter

Daawo: Haweenay Soomali Ah oo diinta Horay uga baxday, Sheegtayna waxaan Afka lasoo marin karin (Video+Waraysi)

April 19, 2014
Gabadha lagu magacaabo Mona Walter waa gabar Soomaali ah oo diinta Kiristaanka qaadatay sanadkii 2006. Gabadhaan ayaa markii ay diinta ...
DARUUR

Daawo mucjiso Daruur cirka KA Soo Dhacday

April 19, 2014
HALKAN KA DAAWO
daawo-video2  cxvvvvv

Daawo: Kenya oo Somalida ugu baaqday inay si nabada ku tagan Kasarani (Video)

April 19, 2014
Taliska Ciidamada Booliiska Kenya ayaa ugu baaqay dadka Soomaalida ee Qaxootiga iyo kuwa aan haysan sharciga dalkaasi inay ...
JAAMAC-GARAAD bb

DEG DEG+Cod Sir Ah: Qorshaha Jaamac Garaad Ismaciil Isku dhiibay ! (Dhegayso)

April 19, 2014
Ka dib markii uu iska dhiibey magaalada Hargaysa Jaamac Garaad Ismaaciil, waxaa soo baxaya xogo horudhac ah oo ...
daawo-muuqaalka vvvvvvv

DAAWO+WARBIXIN: Qaylo dhaan ka timid Warsheekh & Muuqal murugo badan Leh

April 19, 2014
Hay’adda ICRC ayaa soo saartay warbixin ka hadlay xaaladda biyaha ee Soomaaliya, waxayna warbixinta tilmaamaysaa dhibaatada biyo la’aanta ee ...
AXMED DAAHIR

Daawo Hees Cusub Axmed Daahir iyo Nimco Dareen bulshada oo la dhacday

April 19, 2014
halkan ka daawo
XAFLAD-RW13

Daawo xafladii lagu sagootiyay Raysulwasaare Cabdiweli iyo wafdigiisi(sawirro)

April 19, 2014
BARRE-HIIRAALEd

Korneel Barre Hiiraale oo ka dhawaajiyay dagaal uu la galayo maamulka Jubba eedeeyayna RW C/wali

April 19, 2014
Korneel Barre Aadan Shirre Hiiraale ayaa goordhow ka hadlay booqashada ra’iisal wasaaraha uu ku joogo magaalada Kismaayo iyo warar sheegaya ...