Tuesday, July 22nd, 2014

Daawo Video: SANGUB” Oo Mudo Kadib Soo Saaray Film “Umad Wada Siyasi Ah

Published on November 17, 2013 by   ·   No Comments

Waxaa Film loogu magac daray umada wadasiyaasiya Sidee Loo Dhaqaayaa, alafay abwaan Sangub. Abwaanka ayaa Film ka matalay Xalada Dalka Somalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuqaalkaan Ayaa wuxuu Kusoo Beegamayaa iyadoo Ay Dalka Soomaaliya ka Jirto Xaalad Adag oo la Xidhiidha, Muran iyo Qofkasta oo Dhankiisa Siyaada kala Socda.

Abwaan Sangub Ayaa Kamid Ahaa Kuwa looga Jecel Yahay Hal Abuurkooda, Wuxuuna Haatan Soo Saaray Filmkaan Xiisaha Badan.

Readers Comments (0)



WARARKA

TARTAN-QURAAN2

Madarasada Xifdul Quraan Online oo Bishaaro qiimo badan u sida Qurbo joogta meel kasto ay Dunida ka joogaan

June 25, 2014
Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka eebe inay kuu bilawday fasalo cusub, si ...
mmm

Daawo Muuqaal “Gabadhii go’aansatay in ay is disho kadib markii ay u adkeesan weysay dhibaatada Soomaaliya ka taagan!!

June 24, 2014
Gabar dhalinyaro ah oo u dhalatey dalkaas Azerbaijan ayaa waxaa la sheegay inay damacday inay is disho oo ...
kg_2

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku faraxsan in ay maanta guuleesatay Siyaasadiisii Koonfur Galbeed(Daawo Sawir)

June 23, 2014
Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya horeyna usoo noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladii KMG ayaa ...
kg_9

Daawo Sawirada Dowlada Somalia oo heshiis kala dhax dhigtay Maamuladii is diidanaa ee Baydhabo looga dhawaaqay

June 23, 2014
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,iyadoona Munaasabad ka dhacday ...
cameey

Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulahi Camay oo Soo Gaba gabeeyay Tartankii 7-aad ee kubadda Cagta Gobolada Puntland.

June 23, 2014
Madaxwayne Ku Xigeenka Dowlada Puntland ahna Siihayaha Xilka Madaxwaynaha Dowlada Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar Camay ayaa galinkii ...
cc

Madaxweynaha Kenya oo Beesha caalamka ugu baaqay in Kenya ay ka caawiso xasilinta Somalia(video)

June 22, 2014
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa baaq u diray Beesha caalamka isagoo ka codsaday in Beesha caalamku taageerto ...
xisbiga_tayo_holand_5

Daawo Sawirada “Farmaajo oo taageerayaashiisa Xisbiga Tayo kula hadlay Magaalada Denhaag ee dalka Holland

June 22, 2014
Taageerayaasha Xisbiga Siyaasiga ah ee Tayo ee hogaamiya Ra’iisal Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan kula ...
galkacyo

Waraysi: Weerar Lagu qaaday ciidanka Maamulka P/land & Khasaaraha (maqal)

June 21, 2014
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Bar Koontorool oo ciidamada maamulka Puntland ay ku ...
SHIBLI

Daawo: Gabadh waydiisay Sheekh Shibli “Sino horay ay samaysay In ninkeeda ay ka qariso & In kale “Muxu ugu jawaabay

June 21, 2014
Barnaamijka kabaxa Tv-ga Somali channel ee Kulanka Shibli ayaa bulshada soomaliyeed ay kusoo bandhigaan Su’aalo badan oo ka ...
welcome_ramadhan1

Isku diyaarinta iyo soo dhoweynta bisha barakaysan ee Ramadaan (Qaybta Kowaad)

June 20, 2014
Waxaa innagu soo aaddan bishii barakaysnayd ee ramadaan,waxaana Allah ka baryaynaa in khayrka bishaas laga helayo aan ka ...