Friday, April 25th, 2014

Daawo Maradona oo inanka Cristiano Ronaldo la jooga

Published on March 7, 2013 by   ·   No Comments

cristiano-ronaldo-losangelesgalaxy-02Waxay u eegtay xidhiidhka ka dhexeeya laacibka Real Madrid iyo xidigii hore ee qaranka Argentine Deigo Armando Maradona mid aad u fiican halkaaso uu laacibku ku marti qaaday Classico-dii ugu dambeysay isaga iyo reerkiisa inanka Madeira.

Sawiraan laga soo qaaday Maradona oo dhunkanaya inanka Cristiano, halkaso sawirkan lagu qaaday kuraasta sharafta ee jaranjarooyinka garoonka Santiago Bernabeu, waxa kale oo xusid mudan in Maradona uu joogay kulankii Real Madrid iyo Manchester United ee ka dhacay garoonka Old Trafford.

 

 

tumblr_mj2jo1KcPd1rl5ix4o1_500

Readers Comments (0)



WARARKA

xaada4

Daawo Saan in la isku galo xaq miyaa -Muuqaal xanuun ah

April 24, 2014
halkan ka daawo
xaada2

Daawo Muuqaal kan gabadh lakulantay waxii ulayaabka badnaa aduunka oo in ay dhimato qarka ufuushay

April 24, 2014
halkan ka daawo
xaada1

Daawo Xaqiiqdii Xaada ku istaagi doonta hadii aad daawatid Muuqaalkan

April 24, 2014
halkan ka daawo
sheeko qosol

Daawo sheko gaaban ani maa waalan

April 24, 2014
halkan ka daawo
garaadk-cabdi-salaan

War deg deg: Wafdi balaadhan iyo Isimo Gaaray Taleex (Dhegayso Damaashaad)

April 23, 2014
Wefdi Balaadhan Isla Markaana uu hogaaniyo Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed Ayna ku Weheliyaan Cuqaal, Odayaal Siyaasiyiin Iyo Waxagarad ...
daawo-video3

Top Video: Fanaanad ka Tagtay Yurub oo Fananiintii dalka Maraykanku Saf ugaleen

April 23, 2014
Fanaanada Nasteexo Indho ayaa dhowaan Booqasho waxay ku tagtay Dalka maraykanka  Gaar ahaan Minneapolis oo kamida Goobaha ay soomaalidu ...
DOOD-KULUL

Daawo Video: Royal Tv: oo Qabtay Dood Ay Gacanta Iskula tagi Gaadheen P/land, Khaatumo, S/land & Siyasiyiin Caana Ah

April 23, 2014
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Doodii ugu Xiisaha badnayd oo Ay Fooda Isku Dareen maamulkada Khaatumo, Puntland ...
DHACDO uur

War Cusub: Gabadh uur 5 Bilooda leh oo Khasab Looga Qaaday Ninkeedii, Loona Guuriyey Inaadeerkeed (Daawo Naxdin)

April 23, 2014
Khadar Mooge mursal waxa uu kasoo Jeeda Beelaha Soomalidu ay Hayb soocdo wuxuuna dagan yahay magaalada Gebiley. HALKAN KA ...
gabadh-daawo kufsi

Daawo Video: Dalka maraykanka Gabar Somaliyeed Oo Macalinkeedii Fal xun Ku Sameeyay & Xiisad cirka gashay (Video)

April 23, 2014
Gabar yar oo Soomaali ah oo xanuunsan oo ku nool dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu jirdil ...
daawo-digniin

Video: Horn cable Tv maamulka Somaliland Oo Mar kale Argagax Ku riday maamulka puntland Iyo Hanjabaad Cusub ! (Daawo)

April 23, 2014
Xiisad xoogan ayaa ka dhalatay kadib markii maamulka Puntland uu sheegtay inay usoo goosteen Ciidamo ka tirsanaa maamulka ...